Siste oppdateringer om korona
-oversatt til arabisk, somali og tigrinja
9.desember 2021
Siste oppdatering om nye tiltaker - på Somali, Arabisk og Tigrinja. Mer informasjon finner du her: nrk.no
4.august 2021
Det er registrert 45 % økning i smittetilfeller - på Somali.
45 boqolkiiba ayuu kordhay kiisaska caabuqa.
Caabuqa la diiwaangaliyey ayaa kordhay boqolkiiba 45 toddobaadkii la soo dhaafay, laakiin weli way yar yihiin dadka cusbataalka la dhigey, sida ay sheegtay FHI.
28.juli 2021
Regjeringen utsetter trinn fire i gjenåpningsplanen - på Somali.
Dawladdu ma fulin doonto tallaabada afaraad ee qorshaha dib -u -furitaanka
Dowladda ayaa go'aansatay inay dib u dhigto tallaabada afaraad labo toddobaad oo kale, sababo la xiriira hubin la'aan la xiriirta noocyada Delta ee caabuqa. Qiimeyn cusub ayaa la sammayn doonaa bartamaha Ogosto. Isla mar ahaantaana, waxaa jiri doona fududayn lagu yaraynayo xakamaynta.
7.mai 2021
Dowlada Norway ayaa go’aamisey in dhamaan musaafiriinta ka imaanaya dhamaan wadamada ka baxsan EØS / Schengen ay karantiilka ku qaadan doonaan karantenehotell markay yimaadaan Norwey. Sharciga wuxuu hirgelaya 09/05/2021.
عربي: قررت الحكومة النرويجية أن جميع المسافرين من جميع البلدان خارج المنطقة الاقتصادية الأوروبية / شنغن سيكون عليهم قضاء الحجر الصحي في فنادق الحجر الصحي عند وصولهم إلى النرويج.
يسري القرار الجديد من تاريخ ٩/٥/٢٠٢١
28.april 2021
Maanta oo taariikhdu tahay 28.04.2021 ayay dowladu soo bandhigtay isbeddel kooban oo ku saabsan dadka qaadtay tallaalada caabuqa karoonaha. Shirka jaraa'd oo ay qabteen wasiirka caddaaladda iyo wasiirka caafimaadka ayaa lagu sheegay in dadka sibuuxda u qaadtay tallaalka caabuqa ay xariir dhaw layeelan karaan dadka kale ee iyaguna qaadtay. Waxaa iyaguna xariir dhaw yeelan kara dadka tallaalka sibuuxda u qaadtay iyo dadka aan qaadan, laakiin aan qabin xaaladda caafimaad darro.
Teeda kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in dowladu ku hawlantahay soo saarista shahaado la siin doono dadka tallaalka qaadtay.
19.april 2021
Her er oppsummering av lokale tiltakene i Bergen kommune - på Tigrinja, Arabisk, Somali
تشديد اجراءات الوقاية من فيروس كورونا في مدينة بيرغن. الاجراءات الجديدة ستكون سارية المفعول لمدة اسبوعين في الفترة من ٢٠. ابريل وحتى الثالث من شهر مايو القادم.
Tallaabooyin cusub oo lagu soo rogay degmada Bergen
17.april 2021
Isbuucyadii la soo dhaafay waxaa Bergen iyo nawaaxiigeeda ku soo badanayay caabuqa karoonaha(COVID-19). Baaritaanadu waxay muu jinayaan in cudurka si gaar ah ugu badan yahay carruurta iyo dhalinyarada. Marka waxaa laga yabaa inay tani sababto in tilaabooyin si gaar ah ugu wajahan carruurta iyo dhalinyarta la soo rogo maalmaha soo socda.
25.mars 2021
Det har vært økt smitte i Bergen siste døgnet. Det er ganske bekymringsfullt og det kan muligens være en tredjebølge av epidemien som kan være på vei sier lokalemyndigheter. Nå er det viktig at alle bidrar til at smitten blir redusert. Har du spørsmål eller lurer på noe, ta kontakt.
Waxaa muuqata in caabuqii karoonaha uu ku soo kordhayo Bergen iyo nawaaxigeeda.
Waxaa laga cabsiqabaa in hirkii 3aad ee caabuqu soo laabto.
Waxaa muhiim ah in cidkastaa gacan ka geysato siddii loo yareyn lahaa caabuqa.
23.mars 2021
Kaaliyaha agaasimaha caafimaadka Espen Nakstad ayaa VG u sheegaysa in agaasinka caafimadka ay dib u eegis ku sameeyeen golayaasha qaranka ayna diiwan galisay soojeedinno dhowr ah oo loo gudbiyay dowlada.
20.mars 2021
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa maqaal wanaagsan oo ku qoran 5 luqadood oo kala duwan kuna saabsan korona.
Her kan du lese en fin artikkel om korona på 5 ulike språk.
https://www.vg.no/.../helsedirektor.../sosialisering/somali/
18.mars 2021
Hay'adda caafimaadka dadweynaha ee Norway(FHI) ayaa sheegtay inay sii wedi doonto hakinta isticmaalka tallaalka caabuqa karoonaha ee looyaqaan AstraZeneca. FHI waxay cidkasta oo qaadatay tallaalka AstraZenica kula talineysaa inay la soo xariiraan hadfi ay dareemaan xabuun joogta ah, iyo calaamada kale oo muujinaya isbeddel.
17.mars 2021
Si loo yareeyo loogana hortago caabuqa karoonaha, waxaa muhiima in la helo tilaabooyin ku haboon bulshada qeybeheeda kala duwan.
12.mars 2021
Nooca Caabuqa ee Brazil oo laga helay degmada Årdal.
12.mars 2021
Tallaka Karonaha
Haddi caabuqa karoonaha kuku dacay waxaa lagu siinayaa hal tallaal(1 cirbad), halka dadka awsan ku dhicin la siinayo 2 tallal.
Hadaba waxaad u baahan tahay in aad xasuusato
1) in aad u sheekto cidda ku tallaaleysa.
2) tallaaalka waxaad qaadaneysaa 3 bilood kadib markii aad ka bogsootay.
https://www.fhi.no/.../koronavaksinasjo.../koronavaksine/...
11.mars 2021
Degmada Bergen ayaa hakineysa tallaalka nuuca Astra Zeneca. Talaabadaan ayaa ka sanbeysay dhacdooyi ka dhacay wadanka Denmark oo laga soo sheegayo in dad tallaalka nuucan ah qaaday ay kala kulmeen saameyn aan wanaagsaneyn.
9.mars 2021
Regjeringen varsler nye nasjonale tiltak, men innfører ingen nye tiltak nå.
- på Somali.
Dawladdu waxay ka digtay tallaabooyin qaran oo cusub, laakiin ma soo bandhigayso wax talaabooyin cusub ah hadda.
13.februar 2021
Koronapolitiet og brudd på innreisekarantene. - på Somali.
9.februar 2021
Waxaan ku war-gelinaynaa dhammaan dadka ku nool Bergen iyo nawaaxigeeda, in Telefoonkii loogu talo-galay wacyi-gelinta koronaha uu shaqaynayo. Waxaan sidaas daraadeed dadka ku hadla afafka Soomaaliga iyo Carabiga ku war-gelinaynaa inay la soo xiriiri karaan, si ay u helaan warbixinada iyo tallaabooyinka cusub ee xukuumada iyo Degmaduba soo rogeen. Lambarka koronaha waa 55280041.