top of page
Nooca Caabuqa ee Brazil oo laga helay degmada Årdal
12.mars 2021
Sida ay qortay warsidaha ka soo baxa magaalada Bergen ee BT.
Nooca virus-ka ee Brazil ayaa markii ugu horeysay laga helay Galbeedka Norway. Waxaa degmada Årdal laga helay viruska.
Jimcihii, hayádda caafimaadka Bergen waxay sheegtay in daraasad lagu sameeyay Isbitaalka Jaamacadda ee Haukeland ay markii ugu horreysay ay heleen tijaabada caabuqa oo laga helay fayraska isbedela ee Brazil.
Waa markii ugu horraysey ee lagu arko caabuqa noocan ah. Waxay dhakhaatiirtu sheegeen in arrintani ay la kowsatay kadib sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii la xirey Norway, ayuu yidhi cilmi-baare sare Elling Ulvestad oo ka tirsan waaxda Microbiology ee Isbitaalka Jaamacadda ee Haukeland.
bottom of page