top of page

19.november 2021

Shuruucda cusub ee lagu soo rogay degmada Bergen

​

Cudurka caabuqa oo ku soo badanaya degmada Bergen darteed ayaa maanta waxaa la go'aamiyay xeerear cusus oo lagu xakameynayo caabuqa.

​

Waxaa shuruucda cusub kamida:

1) in maqaayadaha, kafeeyada diinwaan geliyaan dadka iyaga oo qoraya magacyad, teleefonada iyo xilliga/saacadda ay jobben.

​

2) Dadka aan ilaali karin kala fogaanshada, sida marka ay joogaan dugaamada, ama raacaan gaadiidka dadweynaha inay xirtaa afxir.

​

​

Waxaa lagu talinayaa:

1) in qofku afka xirto marka aw ruuxu joigo koobaha la isugu yimaado isla markaasna aysan suurtagal eheyn in la ilaaliyo kala fogaanshada.

 

2) inuu qofku xaddido dadka xariirka dhaw dhexmarayo.

 

3) in ruuxu isbaaro haddii awxanuunsado.

Faahfaahin dheeraad ah ka aqri cinwaanka hoose

​

https://www.nrk.no/.../hogt-smittetrykk-i-bergen...

Shuruucda qaran ee ku saabsan xakameynta caabuqa karoonaha.

​

Dowlada dhexe ayaa maanta soo saartay go'aamo lagu xakameynayo faafitaanka caabuqa karoonaha.

​

Waxyaabaha soo kordhay waxaa kamid:

1) degmooyinka waxaa loo ogolaanayaa inay dadka shuruud uga dhigaan shahaadada tallaalka.

​

2) Qofkasta ooo wadanka soo geleya wadanka waxaa laga doonayaa inuu iskadiinwaan gelsho(arrintaan waxay quseysaa ruuxa talaalka qaadtay iyo kii aan qaadanba)

​

3) qofka aan qaadan tallaalka isla markaasna aw awsan ku dhicin caabuqu waxaa laga rabaa negative test kaas oo laqaaday 24 guduhood inta aan qofku wadanka soogelin. Qofka aan wadan shahaadada tallaalka waxaa waxaa laga baarayaa covid-19.

​

https://www.nrk.no/.../helsedirektoratet_-anbefaler...

bottom of page