top of page

Dawladdu waxay ka digtay tallaabooyin qaran oo cusub, laakiin ma soo bandhigayso wax talaabooyin cusub ah hadda.

9.mars 2021

Dawladdu waxay ka digtay tallaabooyin qaran oo cusub, laakiin ma soo bandhigayso wax talaabooyin cusub ah hadda.

Ra’isul wasaare Erna Solberg waxay si cad ugu sheegtay shirki jaraaid ee maanta in dowlada ay hiigsaneyso adkeynta iyo xirnaanshaha bulshada haddii talaabooyinka qaran iyo kuwa maxalliga ah aysan xakameynin cudurka.

Noocyada cusub ee caabuqu si dhakhso leh ayey u faafayaan oo heerarka caabuqu wuu kordhaa. Degmooyinka uu cudurku ka dillaacay ayaa soo saaray tallaabooyin adag. Haddii caabuqu hoos u dhicin, dowladdu waa inay si dhakhso leh u soo bandhigtaa tallaabooyin qaran oo cusub.

Waa cadahay waana la fahmi karaa in xirid bulsho oo hor leh ayna fiicnayn. Waa inaan dhammaanteen gacan ka geysanno si ay taasi marnaba u dhicin. In kasta oo aan aad uga daalnay tallaabooyinka faraha badan, haddana xal maaha inaan is dhigano. Waan iska kaashan karnaa dhammaanteen. Wada shaqayntu waa xalka keliya. Yaan loo kale harin inaynu is daryeelno. Wixii intaa ka soo hara waa xaalad cabsi badan.

På Norsk:

Regjeringen varsler nye nasjonale tiltak, men innfører ingen nye tiltak nå.

Statsminister Erna Solberg var tydelig på dagens pressekonferanse at regjeringen sikter på en innstramming og videre nedstenging av samfunnet om ikke nåværende nasjonale og lokale tiltak trykker smitten ned.

Den nye virusvarianten sprer seg fort og smittetallene øker. Kommunene som har utbrudd har innført strenge tiltak. Hvis smitten ikke går ned, må regjeringen raskt innføre nye nasjonale tiltak.

Det er klart og forståelig at en ytterligere nedstenging ikke er noe vi har sans for. Det må vi alle bidra til aldri skjer. Selv om vi er ganske lei av tiltak etter tiltak, er det ingen løsning å senke skuldrene etter gi bløffen. Dette klarer vi sammen. Dugnad er noe vi er vant med og har god sans for. Stå på folkens og ta vare på hverandre. Alternativet er for skremmende.

https://www.regjeringen.no/.../smitten-ma-ned/id2837640/

bottom of page