top of page
Xukuumadu waxay hirgalin doontaa tallaabada afaraad ee dib u furida waddanka marka dhammaan dadka waaweyn la siiyo tallaal
13.august 2021
Mas'uuliyiinta caafimaadka ayaa mar kale dib u dhigaya tallaabada afaraad ee dib u furista waddanka. Isla mar ahaantaana degmooyinku ayaa waxay isku diyaarinayaan inay siiyaan tallaal dhallinyarada da´doodu tahay 16 iyo 17 jirka.
bottom of page